Dil ka dhax dhacay gudaha Saldhiga Booliiska Dhuusomareeb iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in gudaha saldhiga magaaladaasi uu ka dhacay dil loo geestay askari katirsanaa ciidanka booliiska. Sida aan wararka ku helnay askariga la dilay oo lagu magacaabayay Cumar Cabduqaadir Jaamac waxaa dilkiisa fuliyay askari kale oo isna katirsanaa ciidanka booliiska oo magaciisa lagu sheegay Cabdiqani … Continue reading Dil ka dhax dhacay gudaha Saldhiga Booliiska Dhuusomareeb iyo Faah Faahino kasoo baxaya